Walaalaha aynu jecelnahayow waxaan maanta qeybta 3-aad ee warbixinta (Barwaaqa Sooranka Baadiyaha Soomaaliya) ku eegi doonnaa baadiyaha Sh/hoose, innagoo idiin soo gudbineyna warbixin aynu uga sheekeeneyno wixii aanu soo aragnay taasoo dabcan sawirro wadata.
Xigasho: radioalfurqaan.com