Wararka Gudaha

Dhageyso Magacyada Saraakiisha Iyo Tirada Ciidamadii Lagu Dilay Hawl Galkii Hotel Maka Almukarrama.

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaarihii nafeed ee ka dhashay weerarkii weynaa ee Jimcilhii lasoo dhaafay ay Xarakada Al-Shabaab ku qaaday dhismahii hotelka burburay ee Maka Al-mukarrama, waxaana inoo suura gashay inaan helno magacyada qaar kamid ah saraakiishii ku dhintay iyo noocyada ciidamadii iyagana ku naf waayay.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Faahfaahinta

Halkan Ka Degso Faahfaahin dheeraad ah

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*