Wararka Gudaha

Mareykanka oo Dhibaato Ka Geystay Tuulo Reer Miyi Ku Nool Yihiin oo Ku Taalla Sh/ Hoose.

Ciidamada Bankrafta ee uu tababaray Maraykanka ayaa xalay weerar ku qaaday deegaan u dhow magaalada Jannaale, halkaas oo ay ka geysteen dhac iyo boob xoogan.

Ciidamada Bankrafta oo ay hogaaminayaan saraakiil Maraykan ah ayaa deegaanka Busley ka geystay dhac xoogan, iyagoona sidoo kale handadaad iyo caga jugleyn kula kacay dadka shacabka oo xilligaas hurdayay.

Deegaanka waxaa degan Beeralay iyo Xoola dhaqato, waxaana maalmahan sii kordhaya weerarada qarbudaada ah ee ciidamada Bankrafta ka geysanayaan gobolka Shabeellaha-hoose.

Halkan ka dhagayso Wariye Filibiin oo ka hadlay weerarka ciidamada Bankrafta kusoo qaadeen Busley.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*