Wararka Gudaha

DAAWO: Dibax Baxyo Lagu Garab Istaagayo Qudud oo Ka Dhacaya Caalamka Islaamka.

Dadka muslimiinta ah ayaa waxay muujiyeen sida ay uga careysan yihiin go’aankii cadaw-tooyo ee uu madaxweynaha Mareykanka ku aqoonsaday in magaalada Bakarakaysan ee Qudus ay tahay caasimadda Yahuuda.

Malaayiin muslimiin ay ayaa isugu soo baxay wadamada Tuunis, Suuriya, Masar. Ciraaq, Al-jazaa’ir, Indoniisiya. Turkiya, Bakistaan, Afganistaan, Jarmal iyo dalal kale.

 

Sidoo kale shacabka muslimka ah ee la go’doomiyay ee gargaarka waayay ee Falastiin ayaa iyaguna dhigay dibad baxyo waaweyn, waxaana jira in Yahuudu rasaas ku rideen shacabkan taasoo geysatay khasaarooyin kala duwan.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*