Diiradda Jimcaha waa barnaamij muhim ah oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo gudbiyaa mawaadiic muhim ah oo xiriir la leh bulshada.
Todobaadkan waxaa lagu soo qaatay kufsi iyo dhac ay ciidamada DF u geysteen dad rakaab ahaa oo safar ku jiray.