Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Sheekh Abuu Muscab: Howlgalkii Afaafka hore ee Madaxtooyada wuxuu u dhacay Sidii Loo qorsheeyey.

Afhayeenka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab sheekh Cabdil-caziiz Abuu Muscab oo goordhow qabtay shir jaraa’id ayaa faafaahin ka bixiyay howlgalkii barqinimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee xarunta madaxtooyada.

Afhayeenku wuxuu sheegay in howlgalkaas Nafhurnimada ah uu u dhacay sidii loo qorsheeyey, ayna ku dileen 27 ruux, oo isuga jira saraakiil, siyaasiyiin iyo ciidamo katirsan dowladda.

Sheekh Abuu Muscab wuxuu sidoo kale soo hadla qaaday howlgallo kale oo saacadihii lasoo dhaafay ay fuliyeen ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkan ka dhagayso Shirka jaraa’id ee Sheekh Abuu Muscab.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*