Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Dibadda, Wararka Gudaha

Sidee usoomaan Muslimiinta ku nool Wadanka Boosniya? [Dhageyso Warbixin].

“Ramadaanka iyo Muslimiinta Caalamka” Waa Barnaamij soo gudbinaya dhaqamada,cadaadaadka maxalliga ah iyo cibaadaadka muslimiinta inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Xalqadan waxaa lagu falanqeynayaa sida ay muslimiinta ku dhaqan wadanka Boosniya ugutaan bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Halkan ka degso barnaamijka

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*