Uncategorized, Wararka Gudaha

Daawo Video: Alkataa’ib Oo Filim kasoo tartannada Qur’aanka Q.2aad.

Mu’asasada AlKataa’ib ayaa baahisay Juzkii 2aad ee Filimaan Lagu soo gudbinayo Tartankii Quraan Akhriska ee Ramadankii la soo dhaafay ka dhacay wilaayaatka Islaamiga.

Xalqadan ayaa lagu soo badhiygaa ardayda ka qeybgashay tartankii 15-ka Juz, waxaana ka soo muuqanaya arday aad u da’yar oo ay ka muuqato aqoon, karti iyo firfircooni.

Toos ugu daawo Facebook

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*