Uncategorized, Wararka Gudaha

Dhageyso: Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga 10-ka Dambe Ee Bisha Ramadaan waxaa Jeedinaya Sheekh Fu’aad.

Maanta oo ah taariikhdu tahay 20 Ramadaan waxaa lagaaray 10-ka maalmood ee fadliga badan oo ay sunno tahay in qofka muslimka ah oo badiyo cibaadada si uu u helo habeenka Leylatul Qadri oo Allaah ku sheegay in uu ka kheyr badanyahay Kun bilood.

Nabigu Sallallaahu Caleyhi Wasalama marka lagaaro tobanka dambe ee Ramadaan guntiga ayuu dhuuqsan jiray ehelkiisana cibaadada ayuu u kicin jiray sida ku cad Xadiithka ay warinayso Caa’isha R.Canhaa.

عن أم المؤمنين عائشةرضي الله عنها أنها قالت: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم إذا دخل العشر شدّ مئزره، وأحيا ليله، وأيقظ أهله (رواه البخاري

Hadaba Akhristayaasha SomaliMeMo waxaan usoo gudbinayaa Kalimad ku saabsan Fadliga Leylatul Qadri waxaa soo jeedinaya Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf ee ka faa’iideysi wacan.

Halkan ka degso Kalimadda

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*