Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Daawo Sawirrada: Magaalada Buq Aqable Oo Si Heer sare ah looga Ciiday.

Magaalada Buq Aqablle ee gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya ayaa kamid ah meelaha sida aadka ah looga dabaal degay munaasabadda Barakeysan ee Ciidul Fidriga, kumanaan qof ayaa fagaaraha weyn ee magaalada ku tukaday.

Mas’uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa shacabka laciiday, carruur iyo ciroole ayaa la arkayay iyagoo Buq Aqable ku damaashaadaya, qaar kamid ah haweenka magaalada ayaa iyana qeyb weyn ka qaadanayay damaashaadka.






Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*