Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha Daawo Saakow Iyo Sida Looga Ciiday. June 4, 2019 4:13 pm by admin Views: 277 Degmada Saakow oo ka tirsan Wilaayada Islaamiga ah ee Jubooyinka ayaa maanta si heer sare ah looga ciiday, dadkuna waxay ku dukadeen fagaare weyn oo magaalada ku yaalla. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA.