Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Daawo Video: Alkataa’ib Oo Filim Kasoo saartay Mid kamida Dagaalladii ka dhacay Gobolka Sh/dhexe.

Mu’asasada AlKataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay qeybtii 13aad ee silsilada Fasharid Bihim oo lagu soo bandhigayo weerarkii xoganaa ee lala beegsaday xildhibaanadii HiirShabelle ee ku socdaalayey wadada u dhexeysa Muqdisho iyo Jowhar.

Filimka waxaa sidoo kale lagu soo bandhigayaa weerar kale oo lagu qaaday maleeshiyaatka ku sugan koontaroolka Qalimoow ee duleedka Jowhar

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*