Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa’id Ku Faah Faahiyay Weeraro ka dhacay dalka Soomaaliya.

Taliska ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab oo ah Afhayeenka ciidanka Al Shabaab ayaa shir Jaraa’id oo uu qabtay ku faah faahiyay weeraro khasaara badan lagu garsiiyay ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda oo ka dhacay magaalooyin kala duwan oo Soomaaliya katirsan.

Halkan ka degso Shirka Jaraa’id ee Sheekh Abuu Muscab MP3

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*