Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Falanqeyn Ku Saabsan Shirkii Villa Soomaaliya Ee DF Iyo M/goboleedyada (Dhageyso)

Jimco, November, 03, 2017 Barnaamijka Diiraa Jimcaha waxaa maanta looga hadlay shirkii Madaxda Dowladda iyo Maamul gobaleedyada ku dhex maray Muqdisho.

Waxaa ka qeybgalay Sheekh Cabdullaahi Maxamed iyo Ibnu Muflix.

Halkan Ka Dhageyso Diirada Jimcaha 03 11 2017.

Xigasho: radioalfurqaan.com

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*