Uncategorized

Dhageyso: Nin Gabadhiisa dhowr Jeer Kufsaday oo lagu dilay degmada Saakoow.

Maxkamadda ku dhaqanka shareecada Islaamka wilaayada Jubbooyinka ayaa xukun dil ah ku fulisay Nin saaxir ah islamarkaana kufsaday gabar uu dhalay.

Fagaare weyn oo kuyaal degmada Saakoow ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa shalay gelinkii dambe xukun dil ah lagula fuliyay Ibraahim Macallin Cabdullaahi oo lagu heley in uu ahaa Saaxir,  Ninkan saaxirka ah ayaa maxkamadda ka hor qiray in uu sixirka ku shaqeysan jiray islamarkaana uu dhowr jeer kufsaday gabar uu dhalay.

Halkan ka dhageyso qiraalka Saaxirka Gabadhiisa kufsaday

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*