Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Xukun Dil Ah Ku Fuliyay Nin Fal Liwaad Ah Ku Kacay.

Maxkamadda maamulka islaamiga wilaayada Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku fulisay Nin geystay fal khilaafsan Shareecada Islaamka.

Fagaare kuyaal deegaanka Buq Goosaar oo qiyaastii 50 KM dhanka galbeed ga beegan magaalada Beled Weyne waxaa shalay ka dhacay xukun xad ah oo lagu fuliyay nin sameeyay falkii Qowmu luud oo kale.

Qaadiga Maxkamadda Islaamiga Wilaayada Hiiraan ayaa goob fagaare ah ka akhriyay xukunka uu mutaystay Nin lagu magacaabo Maxamed Aadan Nuuroow kaas oo fara xumeeyay sedax carruur ah. Ninkan ladilay ayaa maxkamadda ka hor qirtay in isagoo caafimaad qaba uu fal liwaad ah ku sameeyay caruur.

Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Baarlamaaka Federalka ayaa horey u amaanay dhaqanka Liwaadka.

Halkan ka dhageyso qaabkii uu udhacay xukunka lagu fuliyay Ninka Liwaadka sameeyay MP3

Xigasho Somalimemo.net

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*