Dowladda Sacuudiga ayaa ladaalaa dhacaysa dhibaatooyin isbiirsaday tan iyo markii ay duullaanka Melleteri ku qaadday wadanka Yemen.
Waa Warbixin Video wadata oo daaha ka faydaysa khasaaraha aan kasoo waaqsashada laheyn ee Sacuudiga kasoo gaaray dagaalka Yemen iyo sida dowladdan ay dhaqaalaha ugu badan ugelisay soo iibsasha hubka nuucyadiisa kala duwan oo lacago boqolaal Bilyan oo dollar ah ay sanad walba ku bixiso.
Xigasho: Idaacadda Andalus