Muxaadaraad, Wararka Gudaha

Daawo Video: Sheekh Xasan Daahir Aweysi oo ka hadlay gaalnimada uu ku dhacay Cabdi Kaffuur.

Sheekha Maxbuuska ah Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay gefkii uu diinta islaamka ugeystay Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo ah siyaasi mucaarad ku ah dowladda Federaalka.

Sheekh Xasan oo muuqaal Video ah soo dhigay bartiisa Facebook-ka ayaa bayaaniyay gaalnimada uu ku dhacay Ninkan madaxda ka ah Xisbiga Wadajir, wuxuu sheegay in Cabdi Raxman Cabdi Shakuur uu lamid yahay Salmaan Rushdi gaalkii Kitaabka Qur’aanka ku sheegay Aayado Sheydaan.

Allaha soo daayee Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa banaanka soo dhigay dabadhilifnimada C/Raxmaan Cabdi Shakuur oo uu ku sheegay Zandiiq agtiisa ay wax walba iib ka yihiin sida diinta dalka iyo dadka.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*