Wararka Dibadda

6 Ameerikaan Ah oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Gudaha Dalkooda.

Wararka naga soo gaaraya dalka Mareykanka ayaa waxay sheegayaan in weerar uu ka dhacay magaalada Jersey ee gobolka New Jersey.

Weerarkan ayaa waxaa lagu dilay 6 Ameerikaan ah oo uu ku jiro sarkaal sare, waxaana ku dhaawacmay 5 kale, sida ay sheegayaan wararka horudhaca ah.

Illaa iyo hadda ma cadda qaabka uu u dhacay weerarka iyo cidda ka dambeysa. Dalka Mareykanka waxaa kusoo badanaya weerarada kaligi duulnimada ah.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*