Kaydka Sawirada, Wararka Gudaha

Sawirro+Warbixinno: Horumar dhan walba ah oo ka jira magaalada Bu’aale ee Jubbada Dhexe.

Safar shaqo oo dhawaan idaacadda Andalus ay ku tagtay degmada Bu’aale ee wilaayada Jubbooyinka ayaa intii la socotay wararkeena waxad ku dhagaysateen warbixinno shan ah oo laga baahiyay idaacadda Andalus kuwaasi oo diiradda lagu saaray horumarka ka jira magaalada Bu’aale ee dhanka dhismaha magaalada, waraxbarashada iyo beeraha intaba leh.

Hadaba halkan waxan idiinkusoo gudbinaynaa qaar ka mid ah sawiraddii aan qaadnay inta aan safarkaasi ku jirnay, sidoo kale waxaad halkan ka dhagaysan kartaan wabixinadii laga diyaariyay safarkaasi.
Halkan hoose ka dhagayso warbixinada.
Qeybta 1aad Taxanaha Booqashda Degmada Bu’aale 1441-2019

Qeybta 2aad Taxanaha Booqashda Degmada Bu’aale 1441-2019

Qeybta 3aad Taxanaha Booqashda Degmada Bu’aale 1441-2019

Qeybta 4aad Taxanaha Booqashda Degmada Bu’aale 1441-2019

Qeybta 5aad Taxanaha Booqashda Degmada Bu’aale 1441-2019

Hoos ka Daawo sawirrada













Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*