Aflaam, Wararka Gudaha

Daawo Vedio: Sheekh Xassaan oo Ka Hadlay Calmaaniyadda Daahsoon Ee Ay Wadaadaha Qaar Ku Khaldaan Caamada.

Sheekh Xassaan Xuseyn Aadam (Abuu Salmaan) oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ee ay sida weyn bulshadu ugu xiran tahay ayaa si kooban uga hadlay Calmaaniyadda daahsoon ee ay wadaadaha qaar ku hadaaqaan.

Kalimadda Sheekha ayaa kusoo aaday iyadoo ay sannadihii u dambeeyay soo bexeen siyaasiyiin cod dheer ku sheegaya inaan diinta loogu tala galin maamulka dowliga balse loogu tala galay Masaajidda. Sidoo kale waxaa soo baxay wadaado ku milmay dowladaha calmaaniyiinta oo sheegaya in aanan diinta loogu tala galin iney maamusho tafaasiisha dowladaha lagu socodsiiyo.

Haddaba Sheekh Xassaan ayaa si cilmiyeysan oo kooban uga hadlay arrintan, waxaadna ka daawan kartaa Vedio-ga hoose.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*