Wararka Gudaha

Daawo Vedio: Sh/Nuur Baaruud oo U Goodiyay Shaqsiyaad Soomaali Kiristan Ah oo Muqdisho Ku Sugan.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ah wadaadada dowladda u shaqeeya ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan shaqsiyaad heysta diinta Kiristanka kuwaasoo ku nool magaalada Muqdisho.

Inkastoo uusan sheegin halka ay deggan yihiin iyo xogtooda hoose ayaa waxaa jiray in hadda ka hor uu sheegay in ay meel madal ah ka sheegteen in siyaasadda kaalin weyn laga siiyo xilli waliba ay xubnahaasi ka tirsan yihiin dowladda.

Baaruud ayaa carrabka ku adkeeyay in dadkaasi heysta Kiristanka ay “Murtaddiin” yihiin xukunkooduna uu dil yahay, waxa kale oo uu sheegay iney jiraan dad iyaguna fakarka Shiicada ku dhex faafinaya magaalada Muqdisho.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*