Kaydka Sawirada, Wararka Gudaha

Sawirro : Mu’asasada Alxikma Oo Jilib Ku Qabatay Xaflad Qalin Jabin Ah.

Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ka dhacday xarunta mu’asasadda waraxbarashada ee Al-xikma ayaa waxa lagu soo bandhigay arday ka qalib jabisay waxbashada Caafimaadka iyo Computerka.Xafladda waxa kasoo qayb galay marti sharaf kala duwan oo uu ka mid ahaa waaliga wilaayada Jubbooyinka Sheekh Maxamed Abu Cabdallah oo halkaasi ka jeediyay hadal qiimo badan.

Ugu dambayn waxa abaal marino qaali ah iyo shahaadooyin la siiyay ardaydii dhammasatay waxbarashada, sidoo kale waxa lasoo bandhigay majalad carabi ah oo ay soo saartay Alxikma.





Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*