Maqaallo, Wararka Gudaha

Corona Virus Masaajidda ma loo xiri karaa? waxaa ka Jawaabaya Sheekh Xassaan Xuseen.

Sheekh Xasaan Xuseen Aadan oo kamid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay cudurka halista ah ee lagu magacaabo Carona Virus.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa albaabada laysugu dhufanayay masaajid ay leeyihiin muslimiinta iyadoo lagu marmarsiyoonayo xadeynta cudurka Carona Virus.

Sheekh Xasaan ayaa ugu baaqay culimada muslimiinta iyo jaaliyadaha soomaalida ee dalka dibaddiisa ku dhaqan in aysan masaajidda xirin balse ay si kale uga taxadaraan Carona Virus.

Hoos ka Daawo Kalimadda Sheekh Xasaan

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*