Duruus, Wararka Gudaha

Dhageyso:Darsi ku Saabsan Axkaamta Soomka Waxaa Jeedinaya Sheekh Xassaan Xuseen Aadam.

Shabakadda Islaamiga SomaliMeMo waxay akhristayaasheeda usoo gudbinaysaa duruus diini ah oo ku saabsan bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Insha’allaah berri waxaan bilaabi doonaa duruus taxana ahaan doonta oo ku saabsan Ramadaanka balse maanta ayaan idin maqashiinaynaa darsi ku saabsan axkaamta soomka waxaana jeedinaya sheekha Caalimka ah Sheekh Xassaan Xuseen Aadam Allaha dhowree.

Halkan ka dhageyso Darsiga Axkaamta Soomka Sheekh Xassaan Xuseen Aadam MP3

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*