Uncategorized, Wararka Gudaha

Degdeg: Amisom oo Gaari Looga Qarxiyay Shabeelaha hoose.

Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidaamda shisheeye ee Amisom ayaa qarax lagula beegsaday duleedka magaalada Buulomareer ee gobolka Shabeelaha hoose.

Goob joogayaal ayaa inoo xaqiijiyay in qarax weyn uu haleelay gaari noociisu yahay Taw kaasoo uu burbur xooggan soo gaaray iyadoo sidoo kale ay ku dhinteen askrtii saarnayd.

Wadooyinka dhaadheer ee ka baxa caasimadda ayaa waxaa daadsan gaadiid fara badan oo laga gubay ciidamada shisheeye waxaana ay qeyb ka noqonayaan raadadka lagu indha doogsado ee ay ka tagayaan.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*