Magaalada Ceelbuur ee wilaayada islaamiga Galgaduud waxaa maalintii labaad ee Ciiduladxaa ka dhacay dabaal deg ballaaran oo ku saabsan munaasabadda Ciiduladxaa.
Dad badan oo ka kooban qeybaha bulshada ayaa usoo daawasho tegay iyadoo fagaaraha lagu soo bandhigay ciyaaro aad loogu riyaaqay.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA