Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Daawo Sawirrada Xeradii Degaanka Jannaay Cabdalla Ee Ay Mareykanku Isaga Carareen.

Markii ugu horeysay warbaahinta islaamiga ah ayaa sawirro kasoo qaaday saldhigii ay ka degnaayeen deegaanka Jannaay Cabdalla ciidamada Maraykanka iyo kuwa Bankrafta ee markii dambe ka cararay halkaas.

Sawirrada ayaa muujinaya difaacyada dhaadheer ee ay ciidamada Maraykanka ka sameysteen deegaanka Jannaay Cabdalla, iyo sahaydii ciidan ee ay kaga carareen goobta.

Maamulka Islaamiga ah ayaa dadka shacabka ah u fasaxay iney rartaan raashiinka iyo sahaydii ciidan ee ay saldhiga kaga carareen ciidamada Maraykanka iyo kuwa Bankrafta.

Sawirrada waxaa sidoo kale lagu arkayaa raadadka ay reebtay camaliyadii Nafhurnimada ahayd ee lagu dilay afar askari oo Maraykan ah iyo kudhawaad 20 askari oo Bankrafta ka tirsan.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*