Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Daawo Video: Alkataa’ib oo Filim kasoo saartay qaabkii loo qeybiyay Xoolaha Zakada ee Ariga iyo Lo’da.

Mu’asasada Alkataa’ib ee garabka warbaahineed Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay Filim Maqal iyo muuqaal ah oo cusub.

Waa Filim ku saabsan mashruuca zako qeybinta ee wilaayaatka islaamiga sanadkii lasoo dhaafay ee 1441.
Waxaa filimka lagusoo bandhigayo sida dadku uga faa’ideysteen iyo goobihii laga kala qeybiiyay, filimka waa Juzka 2aad waxaana lagusoo bandhigay kaliya qeybinta xoolaha Ariga iyo Lo’da.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*