Maxaa Cusub, Wararka Gudaha

Dhegeyso Dowladda Federaalka ah oo wadooyin hor leh xirtay.

Dowladda federaalka ah ayaa dhagxaan waaweyn oo shub ah ku goysay wadooyin hor leh oo ku yaala Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Iyadoo shalay gelinkii hore warbaahinta muqdisho qaarkeed hadal hayeen in la furay jidad muddo xirnaa ayaa waxaa cadaatay in kuwo hor leh la xiray iska daa in Bulshada culeyska laga qaada’e.

Qaarka mid ah dadwynaha Muqdisho ayaa muujiayay in saameynta ay leedahay dhibaatada ku sii korortay ayna la’ yihiin dariiq ay maraan.

iyagoo warbaahinta la hadlaya waxay sheegeen in aan jid la xiro Amni lagu sugi karin loona baahan yahay in umadda cuna qabateynta laga qaado.

Dowladda federalaka ah oo ka cabsanaaya weeraro kaga yimaada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa waxaa mudda sanado ah u xiran int abadna wadooyinak caasimadda iiyadoo xattaa dhagxaan algu kooayya jidcadayaasha iska daa laamiyada halbowlaha ua h isu socodka magalaada’e.

Halkaan ka dhegeyso dadka ka cabanay wadooyiaka xiran

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*