Maxaa Cusub, Wararka Gudaha

Maamulka Soomaaliland murtadiin baan qabanay ma marin habaabin bay ka tahay?

Maamulka Soomaali land oo la shaqeeya isla markaana marti geliya hay’ado qaabilsan kirishtaameynta ayaa iminka sheegaya in uu gacanta ku dhigay laba ruux oo ka oo sheegay in ay ka baxeen Diinta Islaamka bartyana tan karishtaanka isal markaana faafinayay.

Afhayeenka Baliiska Soomaaliand Faysal Xiis ayaa yiri ‘waxaan qabanay laba qof oo Murtadiin ah”

dad badan waxay hadalkaan u arkaan mid Bulshada lagu marin habaabinayo oo Maamulku isga dhigayo Mid Diintooda u difaacaya xilli uu si rasmi ah ula shaqeeyo hay’adaha rer galbeeedka ee Cadawga ku ah Diinta Islaamka.

Midka mid ah Bulshada ku dhaqan Magaalada Hargeysa oo warbaahinta la hadlay waxa uu sheegayaa in Magaalada ay ku yaalaan xarumo kirishtaameyn kuwaasoo mamaulka garab ka helaya.

Waxa uu intaa ku daray in Somalaind hor istaagtay Culmadii Bulshada xaqa u sheegeysay wellow ay jiraan kuwo iyada ku mowqif ah ay fasaxday.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*