Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

ugaandheys miina baarayaal ah oo la dilay

laba sarkaal oo Miina Baarayaal ah ayaa Ciidamada ugandha oo ka mid ah Shisheeyaha Dalka ku soo duulay uga dhintay Gobalka Shbeelaha hoose ka gadaal mark weerar lala beegsaday.

Xarakada Shababaul Mujaahidiin ayaa la sheegayaa in ay qarax la beegsatay nimankaan oo shaqaoodu ahayd in ay miinada soo saaraan.

Howl galkaan waxa uu ka dhacay Dgaanka Shalaanbood oo u dhaw Magaalada Marka ee Xarunta Shabeelaha hoose.

Inkastoo Saraakiishaanu qabeen tababar heer sareeya oo Miino Baarista la xariira hadana iyada ayaa lagu sababay.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Miinooyin u dhigta Shisheeyaha Dalka ku soo duulay iyo Soomaalida la shaqeysa sida marar badan dhacdayna askar iyo saraakiil muhiim ah ayay ku laysay.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*