Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa xalay weeraraku qadeen askarta Dowladda Kenya ee fariisimaha ku leh Deegaanka Kulbiyow ee Gobalka Jubada hoose.
Wararku waxay tilamaamayaan In mudda ah halkaa ay kju dagaalamayaeen labada dhinac.
Ma jirto xog dheeraad ah oo aan ka halnay haddii khasaare ka dhashay dagaalkaan xalay ka dhacay Kulbiyow.
Geest kale isla xlaay Ciidaamda Alshabba waxya weerareen ciidamo ka tirsan jubabad ooo goob jidgooyo ah joogay
dagaal ayaa ka dhacayn isbaaro ciidamada Jubbaland u tiil deegaanka Yoontooy ee Duleedkaka kismaayo halkaasoo Bulshadu qaybaheedu kala duwanu ay dhibaato ku qabeen.
Gobalka Jubada hoose waxa uu ka mid yahay Meelaha Xarada Alshabaab weerarada is daba joog aha ka fuliso.
Shabakadda Amiirnuur