Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Dhegeyso Shacabka puntland ‘sicir barar baa na saameeyay koofur baan u guureynaa iyadaa nolol roone”

Sicirir barbar soohdmiha dhaafay ayaa ka jira deeganada uu ka taliyo Maamul Gobaleedka Puntland waxaana jira qoysas ay u adag tahay in ay dabka shitaan.

Maamulka Puntland ayaa dadka ka qaada canshuur badan taasuna waxay keentay in wax waliba ay qaaloobaan.

qaarka mid ah haweenka ka ganacsada Qudaarta iyo Hilibka Geela ayaa sheegaya in ay yar tahay cid wax ka gadata Maadaama sicir bararku ku sii kordhay.

waxay intaa ku dareen in iyaga qudhooda daymo badan lagu leeyahay aysana muuqan saan saan cariiraan looga bixi karo.

waxay tilmaameen inĀ  arkaan Maamulka Puntland oo dadka canshuur ka qaadanaya laakiin aanay arag asigoo umadda in uu wax u qabto iska dayaye dadkana xaaladooda ka wareysananaya.

haweenku waxay hoosta ka xariiqeen in dadku iminka qorshayaan in ay u guuraan koofurta Soomaaliya oo ay u arkaan in ay ka nolol roontay halka ay joogaan.

Halkaan ka dhegeyso codka haweenka Puntland

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*