Other News

WARBAAHINTA MARAYKANKA OO XAQIIJISAY IN SARKAAL SARE OO MARAYKAN AH LAGU DILAY SOOMALI YA.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

WARBAAHINTA MARAYKANKA OO XAQIIJISAY IN SARKAAL SARE OO MARAYKAN AH LAGU DILAY SOOMALI YA.

Wargeystay newyork times ee ka soo baxa Dalka Maraykanka aya daabacay in Sarkaal Maraykan ah si gaar ahna uga tirsanaa Saraakiisha Sirdoonka Dalkaas lagu dilay Gudaha Soomaaliya. Ilaa iminka lama shaacin Magaca sarkaalkaan hase ahaatee waxaa la sheegayaa in gudaha Dalka Maraykanka loogu samey doono astaan lagu xasuusto iyadoo magaciis […]

Ciidamo Maraykan u daacad ah oo ku le’day qaraxyo Shabeehaha hoose ka dhacay.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Ciidamo Maraykan u daacad ah oo ku le’day qaraxyo Shabeehaha hoose ka dhacay.

12 askeri oo Soomaali ah kana tirsanaa Ciidamada Shirikadda Bankaraaf ee Maraykanku leeyahay ayaa shalay ku le’day qaraxyo ka dhacay Duleedka Garoonka Diyaaradaha ee Balli Doogle ee Gobalka Shabeelaha hoose kadib markii gaadiidki ay saarnaayeen qaraxyo la kaceen. Waxaa la aaminsan yahay in dhimashada faraha badan ka sokow ay jiraan […]

AlQaacidada Maqribul Islaam Oo Yeelatay Amiir Cusub.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

AlQaacidada Maqribul Islaam Oo Yeelatay Amiir Cusub.

Mujaahidiinta  AlQaacida ee ka dagaallama wadamada Maqribul Islaam ayaa yeeshey hogaamiye cusub oo bedela hogaamiyihii Faransiisku ku dilay wadanka Maali dhowr bilood ka hor Sheekh Abii Muscab Cabdil Waduud. Kalimad uu jeedinayo hogaamiye lagu magacaabo  Sheekh Quteyba Abuu Nucmaan Ash-Shanqiidhi ayuu ku sheegay in Mujaahidiintu yeesheen amiir cusub, kaas oo […]

Wararkii ugu dambeeyay ee Itoobiya.
Maqaallo Maxaa Cusub Uncategorized

Wararkii ugu dambeeyay ee Itoobiya.

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa Ismaamulka Tigeega ee TPLF u qabtay in ay muddo 72 saacadood ah isugu soo dhiibaan Ciidamadiisa Duulaanka ku jooga dhulka Tigreega oo todobaadyadaan dagaalo khasaare badan sababay ka dhaceen. taa micnaheedu waaxaa weeye ina y magaalada Caasimadda ah ee Makhalle ku soo wareejiyaan. asigoo hadalkiisa sii […]