7 asakri oo ka tirsanaa Maamulaada Shsheeyaha la shaqeeya ee Soomaalida ah ayaa isu dhiibay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. iyagoo la hadlayay Idaacadda Coda Alsahabaab ku hadasha ee Al’andalus ayay Muujiyeen sida ay uga xun yihiin shaqooyinkii ay soo qabteen. waxay sheegeen in ay iminka diyaar u yihiin ay danahooda kala […]
Other News
Xaalad cakiran oo puntland ka taagan
Maamul Gobaleedka Puntland ayaa diiday in lacagta Canshuurta ah ee ka soo xaroota Dekadda Boosaaso uu Shilin Soomaali ku qaato asigoo dalbaday in doolar o keliya laga rabo Ganacsatadda. taasi waxay keentay in ganacsatada Magaalooyinka qaarkood ka shakiyaan sii waaritaanka ama sii jiritaanka Shilin Soomaaliga ah ayna diidaan in ay […]
Qarax iyo dagaalo xalay dhacay
ugu yaraan laba askeri oo ka tirsanaa Maamulka Gobaleedka Puntland ayaa ku dhaawacmay qarax Xalay ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka mudug. Qaraxa oo ay geysatay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lala beegsaday Bar Koontarool oo Ciidamado ku sugnaayeen. Waxaa suura gal ah in Khasaaruhu intaas ka badan yahay, […]
Alshabaab oo soo bandhigtay Meydadka askarta DF iyo hub ay ka furtatay.
Xarakada ShababauL Mujaahidiin ayaa Maanta soo bandhigtay Meydadka Askar ka tirsanaa Dowladda Federaalka ah oo ay shalay ku laysay Deegaanak Bacaadweyne ee Gobalka Mudug. ugu yaraan 53 askeri ayaa federaalka looga dilay dagaalka waxaana laga qabsaday lix gaari iyadoo mid kalena laga gubay waxaase la soo bandhigay sawirada Shan gaari […]
Jihaadiyiinta oo weeraray saldhigyada ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Koonfurta Soomaaliya.
Weeraro culus ayaa markale lagu qaaday saldhigyo ay ciidamada shisheeye ay ku leeyihiin Koonfurta dalka Soomaaliya. Xoogag jihaadi ah ayaa xalay weeraro culus ku miray dhowr saldhig oo kuyaal gobollada Jubbada hoose iyo Sh/hoose oo kamid ah meelaha ugu daran ee uu ka socdo halganka ka dhanka ah shisheeyaha soo […]
Weeraro hor leh oo Alshabaab qaaday iyo dilal iyo qarax
Ciidamada Xarakada Shababaul Mujaahidiin ayaa xalay qaaday weeraro ka dhan ah Ciidamada Shisheeye ee ku sugan Gobalada Dalka qaarkood. Diryaanka hubka ayaa xalay laga maqlay deegaanada Mashallaayo iyo Danow ee Gobalka shabeelaha hoose. Sidoo kale weerar ayaa ka dhacay Janaale oo ay wada joogaan Ciidamada Shisheeye iyo kuwa Dowladda Federaalka […]
Sarkaal Sare oo Federalaka ka tirsan oo Qarax lala beegsaday
Qarax ayaa saaka Magaalaa Muqdisho lagula beegsaday Sarkaal ka tirsan Dowladda Federaalka ah. Maareyeeyaha Dekedda Muqdisho Axmad washington oo hadafku in la dilo ahaa ayaa la sheegayaa in uu bad baaday laakiin khasaare kale ayaa goobta ka dhashay. xog aan helnay waxay sheegeysaa in ugu yaraan laba askeri oo […]
Wasiirka Dagaalka ee Maraykanka oo Muqdisho dhuumasho ku yimid
sii hayaha Xilka wasiirka Dagaalka Dowladda Maraykanka Christopher Miller ayaa shalay safar dhuumasho ah oo aan la sii shaacin ku yimid Muqdisho. Waxa uu ka baqayay in Alshabaab diyaariso weerar asiga ka dhan ah haddii maclumaadka safarkiisa kus aabsanu baxo taas ayaana keentay in la qariyo imaanshihiisa. Wasiirka ayaa la […]
WARBAAHINTA MARAYKANKA OO XAQIIJISAY IN SARKAAL SARE OO MARAYKAN AH LAGU DILAY SOOMALI YA.
Wargeystay newyork times ee ka soo baxa Dalka Maraykanka aya daabacay in Sarkaal Maraykan ah si gaar ahna uga tirsanaa Saraakiisha Sirdoonka Dalkaas lagu dilay Gudaha Soomaaliya. Ilaa iminka lama shaacin Magaca sarkaalkaan hase ahaatee waxaa la sheegayaa in gudaha Dalka Maraykanka loogu samey doono astaan lagu xasuusto iyadoo magaciis […]
Dhegeyso Nin qori Xaday oo Gacan laga gooyay
Ciidamada Amniga ee Gobalka Hiiraan ayaaa soo qabtya oo Xasbiga dhigay Nin Xaday qori kaara biin ah iyo tobaan xabo oo Rasaas ah. Maxkamadda waxaa tegay Milkiilihii qoriga qaatay oo sheegay Nin Tuugu Gurigiisa u soo dhacay kadibna uu hubka u yiil qaatay. Maxkamadda Shareecada Gobalka Hiiraan ayaa Tuuga ku […]