Other News

Askari Ka Tirsan Dowladda oo Lagu DIlay Baladweyne.
Wararka Gudaha

Askari Ka Tirsan Dowladda oo Lagu DIlay Baladweyne.

Askari ka tirsan ciidamada dowladda federalka ah ayaa saacado ka hor lagu khaarajiyay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Wararka ayaa sheegaya in askarigan lagu weeraray bam gacmeed taasoo sababtay inuu labo u kala go’o islamarkaana uu geeriyoodo sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan maamulka magaalada oo la hadlay warbaahinta […]

Fadeexad: Dowladda Federaalka Oo Sheegtay In Ay Burburisay Saldhiggii AlShabaab Ee Leego, Soona Xadday Sawirro Ay Faafisay Warbaahinta Islaamiga ah [Sawirro Caddeyn Ah].
Wararka Gudaha

Fadeexad: Dowladda Federaalka Oo Sheegtay In Ay Burburisay Saldhiggii AlShabaab Ee Leego, Soona Xadday Sawirro Ay Faafisay Warbaahinta Islaamiga ah [Sawirro Caddeyn Ah].

War kasoo baxay wasaaradda G/dhigga dowladda Federaalka ayay ku sheegtay in ciidamada Kummaandooska ee loo yaqaan Danab ay Burburiyeen saldhig melleteri oo Shabaabul Mujaahidiin ay ku laheyd deegaanka Leego ee Sh/Hoose. War kasoo baxay wasaaradda G/dhigga dowladda Federaalka ayay ku sheegtay in ciidamada Kummaandooska ee loo yaqaan Danab ay Burburiyeen […]

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.
Wararka Gudaha

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale lagu falanqeeyo mowduuc muhim ah, waxaana usbuucan lagu falanqeeyay qodob ku saabsan horumarka. https://f.top4top.net/m_7424pbv91.mp3 Ku Dhageyso Tayo Sare Diiradda Jimcaha Ku Dhageyso Tayo Tayo Dhexe Diiradda Jimcaha