Other News

Dhageyso Gabayo Lagu Guubaabiyay Guutooyinka Galgala.
Wararka Gudaha

Dhageyso Gabayo Lagu Guubaabiyay Guutooyinka Galgala.

Abwaano Soomaaliyeed ayaa gabayo qiimo badan ku cabiray halganka lagula jiro ciidamada shisheeye iyo maamulada maqaar saarka ah ee ku daaban. Abwaaniinta kala ah: Taakow Mucallim Ciise iyo Yuusuf Yare ayaa waxay tiriyeen labo gabay oo cajiib ah kuwaasoo ay si gaar ahaaneed ugu sii guubaabinayaan guutooyinka Al-Shabaab ee ku […]

Waa Sidee Xaaladda Wasiiru-dowlihii Xalay Lagu Dhaawacay Boosaaso.
Wararka Gudaha

Waa Sidee Xaaladda Wasiiru-dowlihii Xalay Lagu Dhaawacay Boosaaso.

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa habeenkii xalay lagu dhaawacay wasiiru-dowlihii dekedaha, waxaana faahfaahin laga helayaa xaaladdiisa caafimaad. Wasiir dowlahan oo lagu magacaabo Axmed Saciid Cabdi ayay rag hubeysani rasaas ku fureen xilli uu marayay mid kamid ah wadooyinka waaweyn ee Boosaaso. Ilo wareedyo si aad ah ugu dhow Axmad […]

Afar Xisbi Oo Soo Saaray Warsaxaafadeed Caqabad Ku Ah Farmaajo.
Wararka Gudaha

Afar Xisbi Oo Soo Saaray Warsaxaafadeed Caqabad Ku Ah Farmaajo.

Siyaasiga Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur iyo tiro Xildhibaanno ah ayaa dib usoo cusboonaysiiyay kiiskii ku saabsanaa weerarkii dadka badan lagu dilay ee bishii lasoo dhaafay ka dhacay xarunta Xisbiga Wadajir ee magaalada Muqdisho. Tani ayaa ah mid aan u wanaagsaneyn madaxada Dowladda Federaalka Farmaajo iyo Kheyre oo culeys siyaasadeed kala […]

Diyaarad Drone Ah oo Mar Kale Kusoo Dhacday Duleedka Kismaayo.
Wararka Gudaha

Diyaarad Drone Ah oo Mar Kale Kusoo Dhacday Duleedka Kismaayo.

Dayuurad nooca wax basaasa oo Drone ah ayaa kusoo dhacday degaan dhaca duleedka magaalada Kismaayo oo lagu magacaabo Beerxaani. Wararka halkaas ka imanaya ayaa sheegaya in dayuuradan oo saacado badan dul heehaabeysay magaalada ay soo dhacday waxaana gacanta ku dhigay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Arrintan ayaa kusoo hagaagtay xilli maalmihii lasoo […]

Al-Shabaab oo Gaari Dagaal Ka Qarxiyay Maamulka Puntland.
Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Gaari Dagaal Ka Qarxiyay Maamulka Puntland.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in Xarakada Al-Shabaab ay qarax culus la beegsatay gaari dagaal oo ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa Puntland. Gaarigan oo noociisu ahaa Cabdi Bile ayaa waxa uu qaruxu ku haleelay inta u dhaxaysa Sugurre iyo Galgala waxaana la xaqiijiyay in gabi ahaantiisba […]

Taliyihii Degmada Buurhakaba oo La Khaarajiyay.
Wararka Gudaha

Taliyihii Degmada Buurhakaba oo La Khaarajiyay.

Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in weerar jidgal ah oo ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo lagu dilay taliye sare oo katirsanaa ciidamada maamulka isku magacaabay Koonfur galbeed ah oo ah maamul wada shaqeyn dhow laleh xabashida Itoobiya. Taliyihii Ciidanka degmada Buurhakaba Col.Cabdi Raxmaan Cismaan Abroone iyo sedax askari […]