Other News

Al-Shabaab oo Si Buuxda Ula Wareegay Degaanka Basra.
Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Si Buuxda Ula Wareegay Degaanka Basra.

Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab oo tiradoodu aad u badan tahay ayaa maanta si buuxda ula wareegay gacan ku haynta degaanka Basra oo dhaca inta u dhaxaysa degmooyinka Balcad iyo Afgooye. Ciidamadii huwanta ahaa ee maalmahanba ku sugnaa ayaa isaga huleelay degaanka, waxaana durbadiiba gudaha u galay Al-Shabaab iyadoo dad […]

Dhageyso Falanqeyn Ku Saabsan Bixitaanka Amisom Iyo Kadib.
Maxaa Cusub

Dhageyso Falanqeyn Ku Saabsan Bixitaanka Amisom Iyo Kadib.

Diirada jimcaha oo ay ka qeybqaateen Aqoonyahan Maxamed Sheekh, Axmed Ibraahim iyo Nabad doon Maxamed Guuleed ayaa looga hadlay waxa ka dhalan kara ka bixitaanka Amisom ee Soomaaliya oo bilaabanaya dabayaaqada bisha soo socota. Diirada ayaa sidoo kale lagu soo qaatay aaraahda dhagaystayaasha ee ku aadan Mowduuca. Halkan Ka Dhageyso […]

Saraakiil Ka Tirsan DF oo Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Wararka Gudaha

Saraakiil Ka Tirsan DF oo Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Labo sarkaal oo ka tirsan DF ayaa siyaabo kala duwan ugu geeriyooday magaalada Muqdisho habeenkii xalay kuwaas oo subaxnimadii saaka la aasay. Sarkaalka kowaad oo kamid ahaa Wasaaradda caafimaadka ayaa isbitalka ugu geeriyooday dhaawac halis ah oo kasoo gaaray qarax maalintii shalay lagula beegsaday degmada Hodan, waxaana lagu magacaabi jiray […]