Other News

Dhageyso Xildhibaanada oo Ku Goodiyay Iney Mooshin Xil Ka Qaadis Ah Ka Geynayaan Farmaajo.
Wararka Gudaha

Dhageyso Xildhibaanada oo Ku Goodiyay Iney Mooshin Xil Ka Qaadis Ah Ka Geynayaan Farmaajo.

Magaalada Muqdisho waxaa wali ka soconaya kulamada lagu dhaleeceynayo siyaasadda madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisulwasaare Kheyrre kuwaasoo sii laba jibaarmay wixii ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday C/raxmaan C/shakuur oo Imaaraadka Carabta ku daaban. Maanta waxaa Muqdisho ku shiray xisbiyo iyo qaar ka tirsan xildhibaanada golaha Baarlamaanka waxaana dhammaantood ay soo jeediyeen […]

Askar Ka Tirsan Ciidanka Dowladda oo Lagu Dilay Afgooye.
Wararka Gudaha

Askar Ka Tirsan Ciidanka Dowladda oo Lagu Dilay Afgooye.

Wararka ka imanaya degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in weerarko kala duwan oo ay geysteen Al-Shabaab lagu dilay askar ka tirsan ciidamada dowladda federalka ah. Inta la hubo waa sadax askari tirada askarta dowladda ee ku baxay weerarada ay saacadihii ugu dambeeyay fuliyeen ciidanka Al-Shabaab, waxaana ay tani […]

Al-Shabaab oo Dharaar Cad Duqeeyay Xarunta Madaxtooyada.
Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Dharaar Cad Duqeeyay Xarunta Madaxtooyada.

Xarakada Al-Shabaab ayaa barqanimadii maanta madaafiic ku garaacday xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho xilli uu mashquul badan ka jiray. Dad degaan ahaan ka ag dhow madaxtooyada ayaa sheegay iney maqlayeen jugta madaafiic ku dhow 10 oo ku hoobanayay xeendaabka madaxtooyada. Xarakada Al-Shabaab waxay sheegatay mas’uuliyadda madaafiicdan oo ay tiradooda ku […]

dagaal gawaari looga qabsay ciidamo uu tababaray Maraykanka ayaa ka dhacay sh/hoose.
Maxaa Cusub Wararka Gudaha

dagaal gawaari looga qabsay ciidamo uu tababaray Maraykanka ayaa ka dhacay sh/hoose.

dagaal xooggan oo udhaxeeyay ciidamada xarakada shabaabul mujaahidiin iyo kuwa Bangaraafta ee uu tababaray Maraykanka ayaa ka qarxay gobalka shabeelaha hoose. wararka naga soo gaaraya gobalka ayaa ku waramaya ciidamo katirsan xarakada  shabaabul mujaahidiin in wadada ay ugoleen kolonyo ku safrayay inta udhaxaysa Wanlaweyn iyo Afgooye. hubka culus ee la […]