Other News

Wasiirka Cusub Ee Gaashaandhigga Khibrad Intee La Eg Ayuu U Leeyahay Milatariga?
Wararka Gudaha

Wasiirka Cusub Ee Gaashaandhigga Khibrad Intee La Eg Ayuu U Leeyahay Milatariga?

Ra’iisulwasaaraha DF ka Xassan Cali Kheyrre ayaa warqad ku magacaabay wasiirka wasaaradda gaashaandhigga isagoo xilkii ka qaaday wasiirki awqaafta Iimaan C/llhi Cali. Wasiirka gaashaandhigga waxaa loo magacaabay lixdan sanna jirka lagu magacaabo Maxamad Mursal Sh/C/raxmaan oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladdii Kacaanka iyo dowladihii gacan ku rimiska ahaa ee […]

Askar Ka Tirsan DF oo Lagu Dilay Duleedka Afgooye.
Wararka Gudaha

Askar Ka Tirsan DF oo Lagu Dilay Duleedka Afgooye.

Askar ka tirsan ciidamada dowladda federalka ah ayaa maanta lagu dilay weerar ka dhacay bar koontarool oo ku taalla halka loo yaqaano Baar-Ismaaciil oo ku dhow degmada Afgooye. Wararku waxay sheegayaan in ciidamadan oo ka tirsanaa Boliska dilkooda loo adeegsaday qarax xilli ay fadhiyeen bar ay ku nastaan. “waxaan maqalnay […]

Barwaaqada Baadiyaha Soomaaliya. Qeybta 2-aad (Sawiro)
Kaydka Sawirada Maxaa Cusub

Barwaaqada Baadiyaha Soomaaliya. Qeybta 2-aad (Sawiro)

Qaara mid ah xoola dhaqatada ayaa ka warbixiyay barwaaqada ay haystaan maadaama xiligaani uu yahay mid ah aaran ah. Geelley ay wareysatay Idaacadda Al-furqaan ayaa sheegaya in xooluhu aanay xiligaan dhib lahayn laakiin waqtiyada qoraaxeedka lagu dhibtoonayo. Waxay  xoolaha daaqsanayaan deegaan ka tirsan gobalka Jubada Dhexe halkaasoo ay ku haystaan […]

Faahfaahin Kasoo Baxaysa Weerarkii Duleedka Buulo-mareer.
Maxaa Cusub

Faahfaahin Kasoo Baxaysa Weerarkii Duleedka Buulo-mareer.

Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysay weerarkii ay duhurnimadii maanta ciidamada Al-Shabaab ka geysteen inta u dhaxaysa Golweyn iyo Buulo-mareer kuna qaadeen ciidamada Amisom. Wararku waxay xaqiijinayaan in ciidamada Uganda laga dilay ugu yaraan afar askari kadib markii dhabbaha loo galay islamarkaana ooda looga qaaday rasaas isugu jirta mid culus […]