Other News

Saraakiil Mareykan Ah oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho Iyo Al-Shabaab oo Mas’uuliyadda Sheegtay.
Wararka Gudaha

Saraakiil Mareykan Ah oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho Iyo Al-Shabaab oo Mas’uuliyadda Sheegtay.

Kolonyo gaadiid ah oo ay leeyihiin ciidamada shisheeye islamarkaana galbinayay saraakiil Mareykan ah ayaa duhurnimadii maanta lala beegsaday weerar naf hurnimo ah kaasoo sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur gaadiid. “Walaalow waxaan arkayay gaari mar qura dhex galay kolonyada kadibna geystay qarax weyn oo aad u weyn durbadiina […]

Daawo Al-Kataa’ib oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Buulo-gaduud Ee J/hoose.
Wararka Gudaha

Daawo Al-Kataa’ib oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Buulo-gaduud Ee J/hoose.

Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay VEDIO ay ka diyaarisay dagaalkii buulogaduud ka dhacay laba bilood ka hor, Filimkan oo loogu magac daray  واغلظ عليهم ayaa muuqaal guud ka bixinaya dagaalkii malxamadda ahaa ee Buula Guduud waxaana dagaalkaas lagu dilay ku dhawaad 30 Askari iyadoona ciidamada […]

Dhageyso Al-kataa’ib oo Soo Wada Filim Cusub.
Wararka Gudaha

Dhageyso Al-kataa’ib oo Soo Wada Filim Cusub.

Mu’asasada Al-Kataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahin doonta filim cajiib ah oo soo bandhigaya dagaal malxamad ah oo cagta lagu marinayo mid ka mid ah Xeryaha ciidamada Dowlada Ridada.  Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa baahisay Goos-Goos kooban oo ka hadlayo Filimka soo socda ee ay Ballan qaaday Mu,asasada Al-kataa,ib. […]

Oday Dhaqameed Wada Shaqeyn Dhow La Lahaa DF oo Muqdisho Lagu Dilay.
Wararka Gudaha

Oday Dhaqameed Wada Shaqeyn Dhow La Lahaa DF oo Muqdisho Lagu Dilay.

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu dilay oday dhaqameed wax kasoo xulay xildhibaanada maamulka Hir Shabelle ku matalaya DF. Oday dhaqameedkan ayaa wararku sheegayaan in lagu toogtay suuqa Bakaaraha xilli uu socdaal ku jiray, waxana dilkiisa sheegatay Xarakada Al-Shabaab sida laga soo xigtay idaacadda Andalus. Oday dhaqameedkan oo […]