Other News

Xukun Dil Ah oo Ka Dhacay Fagaare Ku Yaalla Hiiraan.
Wararka Gudaha

Xukun Dil Ah oo Ka Dhacay Fagaare Ku Yaalla Hiiraan.

Xukun dil ah oo ay usoo daawasho tageen boqollaal dad weyne ah ayaa barqanimadii maanta ka dhacay fagaare weyn oo ku yaalla degmada Buq-aqable ee gobolka Hiiraan. Xukunkan oo ahaa (Xadu-ridda) ayaa waxaa lagu fuliyay askari ka tirsan dowlada federalka oo lagu magacaabi jiray Sahal Axmed Rasle kaasoo ay tababareen […]

Degdeg: Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo Is Casilay.
Wararka Gudaha

Degdeg: Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo Is Casilay.

Hailemariam Desalegn oo ahaa R/wasaaraha dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu hayay. Isagoo khudbad ka jeedinayay Telefeshinka Qaranka Itoobiya ayuu sheegay in uu istiqaaladiisa udhiibay golaha isku tagga kacdoonka shacbiga Itoobiya si xal loogu helo qulqulatooyinka naafeeyay dhaqaalaha wadanka islamarkaana kala daadiyay qowmiyadaha Itoobiya ka […]

Gaari Dagaal oo Puntland Looga Qarxiyay Bari.
Wararka Gudaha

Gaari Dagaal oo Puntland Looga Qarxiyay Bari.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in gaari dagaal oo ay saarnaayeen ciidamada Puntland lagu burburiyay gobolkaasi, iyadoo ay dhimasho iyo dhaawac noqdeen askartii saarnayd. Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in gaarigan lala helay qarax culus xilli uu marayay inta u dhaxaysa Sugurre iyo Galgala, waxaana […]

Dhageyso: Al Shabaab Oo Heshiis Dhax Dhigtay Beelaha Xawaadle iyo Abgaal, Xal laga Gaaray Murunkii Ka Taagnaa Deegaanka Xalfooleey.
Wararka Gudaha

Dhageyso: Al Shabaab Oo Heshiis Dhax Dhigtay Beelaha Xawaadle iyo Abgaal, Xal laga Gaaray Murunkii Ka Taagnaa Deegaanka Xalfooleey.

Waxaa lasoo gaba gabeeyay kulamo dib uheshiisiineed oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday deegaanno katirsan gobollada Hiiraan iyo sh/dhexe. Kulanka oo uu soo qaban qaabiyay Xafiiska dib uheshiisiinta xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa looga arrinsanayay colaadda soo noq noqotay ee u dhaxaysay beelaha walaalaha ah ee Xawaadle iyo Abgaal taas oo […]