Other News

Maamulka Islaamiga Ah Ee Galgaduud oo Isbedal Lagu Sameeyay.
Wararka Gudaha

Maamulka Islaamiga Ah Ee Galgaduud oo Isbedal Lagu Sameeyay.

Maamulka islaamiga ah ee Galgaduud oo kamid ah wilaayaadka islaamiga ah ee ka jira bartamaha iyo koofurta Soomaaliya ayaa is bedal lagu sameeyay. Waaligii hore, Sheekh Xassan Yacquub Cali, ayaa la bedelay, waxaana wilaayada loo magacaabay Sheekh Cabdullaahi Abuu Khaalid. Munaasabad ka dhacday  magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, ayay ka […]

Dagaallo U Dhaxeeya Al-Shabaab Iyo DF oo Ka Dhacay Muqdisho.
Wararka Gudaha

Dagaallo U Dhaxeeya Al-Shabaab Iyo DF oo Ka Dhacay Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaa caawa ka dhacay laba dagaal oo dhex maray ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa DF. Dagaalka kowaad oo ka dhacay Isgyoska degmada Hawl-wadaag, ayaa waxa uu yimid kadib markii Bambaanooyin lagu weeraray ciidamada dowladda. Qaraxyada kadib, waxaa la is weydaarsaday rasaas muddo socotay. Sidoo […]

Degdeg: Jawaari oo Is Casilay.
Wararka Gudaha

Degdeg: Jawaari oo Is Casilay.

Gudoomiyihii Baarlamaanka Maxamad Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay jagadiisii kadib kulan ay habeenkii xalay wada qaateen isaga, Farmaajo iyo saraakiil caddaan ah. Warqaddiisa is casilaadda ayaa wuxuu u gudbiyay guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Baarlamaanka C/weli Sheekh Ibraahim Muudey, waxaana golaha ka hor […]

Ciidamada Itoobiya oo Ka Baxay Dhuusomareeb.
Wararka Gudaha

Ciidamada Itoobiya oo Ka Baxay Dhuusomareeb.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Xabashida Itoobiya ka bexeen magaalada Dhuusomareeb oo ay muddo badan heysteen. Askartan ayaa u dhaqaaqay dhanka xuduud beenaadka, waxaana wararka qaar sheegayaan iney halkaasi uga sii gudbi doonaan dalkooda. Waxay bexeen iyagoo aanan ku war galin maamulka […]

Dhageyso: Abuu Muscab Oo Digniin Udiray Ciidamada Dowladda Ee Koontaroollada Ku Sugan Baaqna Ujeediyay Shacabka Muqdisho.
Wararka Gudaha

Dhageyso: Abuu Muscab Oo Digniin Udiray Ciidamada Dowladda Ee Koontaroollada Ku Sugan Baaqna Ujeediyay Shacabka Muqdisho.

Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgallo xiriir ahaa oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xaafado katirsan magaalada Muqdisho. Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa shir Jaraa’id oo uu qabtay wuxuu hanjabaad kulul ugu jeediyay Maleeshiyaadka DF-ka ee koontaroollada […]

Jawaari oo Billaabay Inuu Ku Gorgortamo Iscasilaaddiisa.
Wararka Gudaha

Jawaari oo Billaabay Inuu Ku Gorgortamo Iscasilaaddiisa.

Khilaafka ka dhaxeeya madaxda dowladda federalka ah ayaa waxaad moodaa inuu galay marxaladdii u dambeysay. Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sida ay sheegayaan ilo lagu kalsoon yahay, wuxuu billaabay inuu ka gorgortamo is casilaadiisa. Ego uu Madaxweyne Farmaajo u diray Jawaari ayaa ku jira u kala dab qaadida labada dhinac kuwaasoo jawaari […]