Dadka muslimiinta ah ayaa waxay muujiyeen sida ay uga careysan yihiin go’aankii cadaw-tooyo ee uu madaxweynaha Mareykanka ku aqoonsaday in magaalada Bakarakaysan ee Qudus ay tahay caasimadda Yahuuda. Malaayiin muslimiin ay ayaa isugu soo baxay wadamada Tuunis, Suuriya, Masar. Ciraaq, Al-jazaa’ir, Indoniisiya. Turkiya, Bakistaan, Afganistaan, Jarmal iyo dalal kale. […]
Other News
Ra’iisulwasaare Ku Xigeenka DF oo Afka Amxaarada Ku Khudbeeyay.
Mahdi Maxamed Guuleed oo ah ra’iisulwasaare ku xigeena DF ayaa ka qeyb galay munaasabad sannadeed oo qabsadaan qowmiyadaha Itoobiya iyadoo aan la sheegin qowmiyadda uu ra’iisulwasaaruhu ku matalayay. Shirkan ayaa waxaa lagu marti qaaday oo kaliya dowladaha ay Itoobiya xuduud beenaadyada la wadaagto marka laga reebo Erataria si ay ugu […]
Sawirro: Barwaaqa Sooranka Beeraha Dalkeena (Qeybta 1-aad)
Dalka Soomaaliya waa wadan uu Allaah ku mannaystay barwaaqo aanan lasoo koobi karin taasoo ay ka arag la’yiin in badan oo bulshada kamid ah gaar ahaan jiilka soo koraya, sidaa darteed ayay mar walba warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan isku taxlujisaa iney soo bandhigto horumarrada dhanka wax soo saarka iyo […]
AMISOM Oo Dumarka Soomaaliyeed u Aragta Qaniimo Dagaal! [Warbixin].
Tan iyo markii ay Ciidamada AMISOM soo galeen Soomaaliya sanaddii 2007-dii waxey abuurayeen aragtiyo kala duwan oo laga qaadanayay, dad ayaa u arkay kuwa badbaadinaya dadka iyo dalka Soomaaliya, iyaguna waxey isugu yeereen Ciidamo Nabad ilaalin, dad kalena waxey u arkayeen cadow hor leh oo dhibaato ku ah Diinta, Dadka […]
Sawirro: Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Oo Dilay Cali Cabdalla Saalix Madaxweynihii Hore Ee Yemen.
Dagaallo culus ayaa wali ka socda qeybo badan oo katirsan wadanka Yemen dagaalladaas oo u dhaxeeya maleeshiyaad xulufo ku ahaa dagaalka ka dhanka ah xulufada Sacuudiga. Wararka ka imaanaya Yemen ayaa sheegaya in maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta ay la wareegeen dhismayaal muhiim ah oo kuyaal bartamaha magaalada. Wariyaal ayaa soo sheegay […]
[Warbixin Murugo Badan]: Imaaraatka oo Barakicin ku haya Qowmiyadda Canfarta ee Ereteriya, Waa fariin ku socota Shacabka Soomaaliyeed .
Ereteriya waa dal dhaca geeska Africa, waxaana caasimad u ah magaalada Asmara, inta ugu badan dadka wadankan oo lagu qiyaaso 4 milyan oo ruux waxay ku hadlaan luuqadda Carabiga, asal ahaan dalkuna waa dal Islaam, inkastoo sanadihii tagay lagu beeray kirishtaan badan, qiyaastii Musliminta waxaa lagu sheegaa 40% dadka guud […]
Midowga Afrika Oo ka sheeganaya Habacsanaan daran Oo ku Timid Ciidamada AMISOM.
Magaalada Addis Ababa ee Wadanka Itoobiya waxaa lagusoo gaba gabeeyay kulan ay isugu yimideen Hoggaanka Ururka Midowga Afrika. Kulanka oo diiradda lagu saarayay gaabiska ku yimid howlgallada ciidamada AMISOM ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya ayaa ugu dambeyntii lagasoo saaray qodobo dhowr ah. Ismaaciil Sharqi oo ah madaxa golaha amniga […]
Ciidamada Ka tirsan Military-ga Kenya Oo Ku Dhintay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Mandheera.
Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidamada military-ga Kenya ayaa dhintay, tiro kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii gaari ay la socdeen uu ku qalibmay wadada isku xirta magaalooyinka Wajeer iyo Mandheera ee gobolka waqooyi-bari Kenya. Shilkan ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Ceel-Waaq-Kotulo oo u dhow Mandhera […]
Al Shabaab Oo Weerar Gaari Lagu Gubay Ku Qaaday Ciidamo Ku Socdaalayay Duleedka Degmada Jowhar.
Khasaara lixaad leh ayaa ciidamo katirsan dowladda Federaalka kasoo gaaray dagaal culus oo ka dhacay wadada xiriirisa magaalooyinka Jowhar iyo Sh/dhexe. Wararka ka imaanaya Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamo katirsan Xarakada Al Shabaab ay wadada ugaleen kolonyo gaadiid ah oo ka amba baxay magaalada Jowhar kunasii jeeday dhanka magaalada Muqdisho, […]
Mareykanka oo Maatidii Uu Ku Gumaaday Bariire Ku Tilmaamay Cadaw!
War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Maraykanka ayay si cad oo gambasho lahayn waxay ugu sheegtay in dadkii 25 Ogosto ee sanadkan lagu xasuuqay duleedka deegaanka Bariiri ahaayeen dad hubeysan oo cadow ah. Warkan oo ay soo saareen guddi loo xilsaaray inuu baaritaan ku sameeyo arintaas oo katirsan taliska […]