Suuqa magaalada Gaalkacyo oo muddo sadax maalmood ah u xirnaa colaad dhx martay laba malleyshiyo oo ka wada tirsan maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta dib loo furay. Wararka ka imanaya Gaalkacyo ayaa waxay sheegayaan in ganacsatadu billaabeen iney furan mehradahooda halka dad weynuhuna dukaameysanayaan kadib markii waan-waan ay sameeyeen […]
Other News
Australia oo Tuhun U Xirtay Nin Soomaali Ah.
Xilli ay dowladaha gaaladu isku diyaarinayaan u dabaal degga ciidooda Kirismiska ayaa waxaa jira baqdin ay ka qabaan dhanka ammaanka, waxaana dal walba uu ciidamo gaar ah u xil saaray ka hor tagga weerarada ay macquulka tahay iney geystaan dadka Muslimiinta ah. Ciidamada Boliska ee dalka Australia ayaa xabsiga u […]
Weeraro Ka Kala Dhacay Muqdisho Iyo Jubada Hoose.
Dagaal la isku adeegsaday hubka culus iyo midka fudud ayaa ka dhacay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho kadib markii askar ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ay weerareen fariisin ay ku sugnaayeen ciidamada DF. Wararku waxay sheegayaan in dagaal toos ah lagu qaaday Warshaddii hore ee Barfuunka oo saldhig u ah askarta […]
Vedio+Sawirro: Sacaba-Hoorsigii Shisheeyaha Allah Ma Inooga Gargaaray?
Jamciyadda kheyriga ah ee Al-ixsaan oo ka hawl gasha koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa gurmad lixaad leh ka geysatay abaartii dalka ku dhufatay sannadkan iyo kii ka horreeyay. Haddaba warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij muuqaal ah oo ay diyaarisay bilihii ugu darnaa ee ay […]
Ciidamada Al-Shabaab Ee Buuraha Golis oo Gacanta Ku Dhigay Dayuurad Drone Ah oo Soo Dhacday.
Dayuurad nooca wax basaasa ah oo ay leedahay dowladda Mareykanka ayaa maanta kusoo dhacday Buuraha Golis ee gobolka Bari taasoo ay gacanta ku dhigeen ciidamada Al-Shabaab ee halkaasi ka hawl gala. Illaa iyo hadda lama helin faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan diyaaradda, waxaana ay tani muujineysaa sida hawada Soomaaliya […]
Sawiro+Dhageyso Jamciyadda Quraanka Kariimka Ee Mujaahidiinta Oo Bandhig Samaysay.
Jamciyada Quraanka Kariimka Ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo bandhigtay Mucalimiin Dugsiyo Quraan oo dhameystay Dowra ay ku baranayeen Qiraa’ada Quraanka Kariimka. Munaasabadii lagu soo bandhigayay Mucalimiintan waxaa kalimado qayim ah ka jeediyay Marti Sharaf kala duwan,iyadoona Mucalimiinta ay goobta kusoo bandhigeen Cilmigii ay faa,ideen. Idaacada Islaamiga ah ee Andalus […]
Video+Sawirro: Dad Sidii Xoolaha Oo Kale Loogu Kala iibsanayo Suuqyada Wadanka Liibiya “Addoonsi Cusub”.
Dad Badan ayaa laga yaabaa in ay rumeysan waayaan in caalamka casriga ah laga heli karo waddan uu kajiro is addoonsigii qarni ka hor adduunka laga dabar jaray. Wadanka Liibiya ee dhaca waqooyiga Qaaradda Afrika waxaa ka furan suuq dadka lagu iibiyo sida xoolaha oo kale arrinkaas oo ka yaabiyay […]
Isbahaysiga La Dagaalanka Argagixisada Ee Uu Hogaamiyo Sucuudiga oo Shiray.
Isbahaysiga la dagaallanka waxa loogu yeero Argagixisada ee uu hogaamiyo Sucuudiga ayaa shir ku yeeshay dalka Masar, waxaana ay isla garteen qodobo dhowr ah. Isbaheysigan oo la sameeyay sanadkii 2015kii ayaa waxaa loogu talagalay in lagula dagaalamo dadka muslimiinta ah ee isbadal doonka ah kana xun dhibaatada iyo gumaadka uu […]
Wasiirka Cusub Ee Gaashaandhigga Khibrad Intee La Eg Ayuu U Leeyahay Milatariga?
Ra’iisulwasaaraha DF ka Xassan Cali Kheyrre ayaa warqad ku magacaabay wasiirka wasaaradda gaashaandhigga isagoo xilkii ka qaaday wasiirki awqaafta Iimaan C/llhi Cali. Wasiirka gaashaandhigga waxaa loo magacaabay lixdan sanna jirka lagu magacaabo Maxamad Mursal Sh/C/raxmaan oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladdii Kacaanka iyo dowladihii gacan ku rimiska ahaa ee […]
Qeybtii Ugu Horreysay Ee Ciidamada Uganda oo Billaabaya Bixitaanka.
Dowladda Uganda ayaa xaqiijisay in cutubyadii ugu horreeyay oo ciidankeeda katirsan ay isaga bixi doonaan dalka Soomaaliya tan iyo sanaddii 2007 oo ay dalka soo galeen Kun Askari oo ka mid ah soo duulayaasha AMISOM ayaa bisha soo socota ka bixi doona dhammaan gobollada dalka Soomaaliya,halka billaawga Todobaadkan ay boqolaal […]