Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa weeraray saldhigga ay ciidamada Amisom ku leeyihiin illinka laga galo magaalada Baraawe ee loo yaqaano Ambareeso. Dagaalkan oo la isku adeegsanayo ayaa kusoo aday xilli uu maanta ra’iisulwasaare Kheyrre booqday magaalada islamarkaana uu garoonka diyaaradaha macmalka ah kula kulmay duqeyn ka imanaysay Xarakada Al-Shabaab. […]
Other News
Maryama Qaasim oo Iska Casishay Wasaaraddii Ay Madaxda Ka Ahayd.
Drs Maryama Qaasim ayaa goor dhow iska jagadii ay ka heysay xukuumadda ra’iisulwasaare Kheyrre oo ahayd wasaaradda gargaarka iyo musiibooyinka Qaranka. Inkastoo aaney wali Maryan qaban shir jaraa’id ayaa waxay haddana arrintan u xaqiijisay qaar kamid ah warbaahinta maxalliga ah ee magaalada Muqdisho. Waxa ay ka gaabsatay iney faahfaahiso ujeedada […]
Mugabe oo La Xiray Iyo Milatariga oo La Wareegay Talada Zimbabwe.
Ciidanka Milatariga Dalka Zimbabwe ayaa gacanta ku dhigay talada dalkaas iyagoo xabsiga u taxaabay Madaxweynaha 93 jirka ah ee Roperto Mugabe. Mugabe ayaa todobaadkii hore shaqada ka ceyriyay ku xigeenkiisa Emmerson Mnangagwa kadibna waxaa bilowday is fahamwaa iyo qulqulatooyin siyaasadeed. Taliyaha Milatariga Zimbabwe ayaa waxaa uu sheegay in haddii aysan xiisadda dejin […]
Tallaabooyin Afgambi Iyo Qaraxyo Ka Bilowday Dalka Zambabwe.
Magaalada Haraari ee caasimadda wadanka Zambabwe waxaa ka dhacay aroornimadii hore ee saaka 3 Qarax oo waaweyn, kuwaas oo aan la ogeyn waxay yihiin, iyo goobaha ay ka dheceen. Wadooyinka magaalada waxaa lagu arkayaa ciidamada milliteriga oo aad u farabadan, kuwaas oo wata gawaarida dagaalka ee Taangiyadu ku jiraan, islamarkaana […]
In Ka Badan 10 Askari oo Amisom Looga Dilay Weerar Ka Dhacay Sh/hoose.
Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta galinkii dmabe weerar dhabba gal ah u dhigay kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada Amisom xilli ay marayeen degaanka Ceel-wareegow oo ku dhow magaalada Marko ee gobolka Sh/hoose. Askartan ayaa waxaa markii ugu horeysay lagu weeraray qarax kaasoo si gaar ah loola […]
Saraakiil Mareykan Ah oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho Iyo Al-Shabaab oo Mas’uuliyadda Sheegtay.
Kolonyo gaadiid ah oo ay leeyihiin ciidamada shisheeye islamarkaana galbinayay saraakiil Mareykan ah ayaa duhurnimadii maanta lala beegsaday weerar naf hurnimo ah kaasoo sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur gaadiid. “Walaalow waxaan arkayay gaari mar qura dhex galay kolonyada kadibna geystay qarax weyn oo aad u weyn durbadiina […]
Farmaajo oo Caafimaad Dibadda Ah Loo Qaadayo Kadib Xanuuno Soo Wajahay.
Madaxweynaha dowladda federalka ah oo maalmahan wajahayay mashquul siyaasadeed iyo qulqulatooyin amni ayaa la xaqiijiyay in uu xanuunsanayo islamarkaana la go’aamiyay in dibadda loo qaado. Xogtan oo ay shaaciyeen warbaahinno dhowr ah oo uu kamid yahay Radio Al-furqaan ayaa ku waramaysa in madaxweynaha loo qaadayo dalka Turkiga, halka wararka qaar […]
SAWIRRO: Hubkii Ay Al-Shabaab Ku Furteen Dagaalkii Buulo-gaduud.
Sawirradan waxay muujinayaan in Xarakada Al-Shabaab ay hub badna iyo gaadiid kala wareegtay ciidamada maamulka Jubba kadib weerarkii Buulo-gadiid ee dhacay bishii Dul-xijah ee sannakii tegay. Waxay qeyb ka yihiin filimkii ay mu’asasada Al-kataa’ib ka diyaarisay duullaankii Buulo-gaduud.
Daawo Al-Kataa’ib oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Buulo-gaduud Ee J/hoose.
Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay VEDIO ay ka diyaarisay dagaalkii buulogaduud ka dhacay laba bilood ka hor, Filimkan oo loogu magac daray واغلظ عليهم ayaa muuqaal guud ka bixinaya dagaalkii malxamadda ahaa ee Buula Guduud waxaana dagaalkaas lagu dilay ku dhawaad 30 Askari iyadoona ciidamada […]
Askar Ka Tirsan Xasilinta oo Ku Dhintay Qarax Lagula Beegsaday Nawaaxiga Garoonka Diyaaradaha.
Askar ka tirsan ciidamada Xasilinta magaalada Muqdisho ayaa saacado ka hor qarax lagula beegsaday agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Goob jooge ayaa inoo sheegay in qaraxa uu mar qura ka kacay goob ay ku nasan jireen ciidamada Xasilinta halkaasoo wax yar kadib dhacdada laga qaaday meydad iyo dhaawacyo ku […]