Other News

Dagaal Xalay lagu qaaday Ciidamada Burundi ee shabeelaha dhexe jooga.
Maxaa Cusub Wararka Gudaha

Dagaal Xalay lagu qaaday Ciidamada Burundi ee shabeelaha dhexe jooga.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Xalay weerar ku qaaday Ciidamada Burundi ee Gobalka shabeelaha dhexe fariisimaha ku leh qaarkood. Dagaalka ayaa ka dhacay saldhig ciidamada Burundi ka sameysteen Tuulada ilbakh oo u dhaxeysa Balcad iyo Jowhar. Diryaanka hubka noocyadiisa kala duwan ayaa laga maqlayay dhufeysyada askarta Burundi waxaana la aamisan […]

Ciidamada Itoobiya ee Baardheere jooga oo la weeraray.
Maxaa Cusub Wararka Gudaha

Ciidamada Itoobiya ee Baardheere jooga oo la weeraray.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xalay weerar ku qaaday askarta Amxaarada ee fariisimaha ku leh Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo. Diryaanka hubka noocyadiisa duwan laga maqlayay goobta Axmaarada lagu weeraray iyadoo in mudda ah dagaalku socday. Waxaa la aaminsan yahay in Itoobiyaanka halkaa khasaare kala duwan lagu gaarsiiyay iyadoo sidaan […]

Gaari la qarxiyay iyo askartii saarnaa oo le’atay
Maxaa Cusub Wararka Gudaha

Gaari la qarxiyay iyo askartii saarnaa oo le’atay

Ugu yaaraan sagaal askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Federaalka ah ayaa dhimatay gaarigii ay saarnaayeena waa gubtay kadib markii Maanta Qarax ku haleelay deegaan ka tirsan Gobalka Shabeelaha hoose. Gaariga ayaa ahaa nooc Xamuulka ee Ciidamadu Isitcmaalaan waxaana la aamisan yahay in khasaaruhu intaa ka badan yahay. Xarakada Shabaabul […]