Other News

Video+Sawirro: Alkata’ib Oo Filim Kasoo Saartay Weerarkii Ciidamada AMISOM Lagula laayay ee Ka Dhacay Duleedka Balcad.
Wararka Gudaha

Video+Sawirro: Alkata’ib Oo Filim Kasoo Saartay Weerarkii Ciidamada AMISOM Lagula laayay ee Ka Dhacay Duleedka Balcad.

Mu’asasada Alkata’ib ayaa faafisay Filim xiisa badan oo lagusoo bandhigayo dagaalkii taariikhda galay ciidamada shisheeyaha Burundi ku qabsaday duleedka degmada Balcad ee Sh/Dhexe. Video-ga oo la daawan karo qadar hal saac ah ayaa banaanka soo dhigaya jabka iyo halaagga ciidamada AMISOM kasoo gaaray weerar dhabbagal ahaa oo bishii Maarso ee […]

Al-Shabaab oo Hub Ku Furtay Weerar Ka Dhacay Shabeelaha Dhexe.
Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Hub Ku Furtay Weerar Ka Dhacay Shabeelaha Dhexe.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee wilaayada Shabeelaha dhexe ayaa weerar ku qaaday askar taabacsan Hir-shabelle kuwaasoo ay khasaare kala duwan u geysteen hubna kasoo furteen. Weerarka ayaa waxa ay ku qaadeen ciidamo ku sugnaa Tuulada Miir-Taqwo lagu magacaabo xilli ay doonayeen iney dhac u geystaan dadka shacabka ah, waxaana laga […]