Other News

Degdeg: Labo Ka Tirsan Sirdoonka DF oo Lagu Dilay Muqdisho.
Wararka Gudaha

Degdeg: Labo Ka Tirsan Sirdoonka DF oo Lagu Dilay Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa barqanimadii maanta ka dhacay weerar qorsheysan oo ay geysteen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Weerarka oo lagu beegsaday xubno ka tirsan sirdoonka DF ee loo yaqaano dhar-cadka ayaa waxa uu ka dhacay degmada Waabari, waxaana dhimasho iyo dhaawac ku noqday xubnihii hadafku ahaa. Goob joogayaal ayaa inoo […]

Weeraro Khasaare Dhaliyay oo Ka Kala Dhacay Bay Iyo Sh/Hoose.
Wararka Gudaha

Weeraro Khasaare Dhaliyay oo Ka Kala Dhacay Bay Iyo Sh/Hoose.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay laba weerar ka geystay gobolada Bay iyo Sh/hoose iyadoo faahfaahin laga helay khasaaraha ka dhashay. Weerarka koowaad waxa uu ka dhacay magaalada Baydhabo kaasoo lagu qaaday ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Koofur Galbeed. Ilo wareedyo ku sugan magaalada ayaa Shabakadda Amiirnuur.com u xaqiijiyay in […]

Istish-haadigii Daah Furay Weerarkii Baar-Sanguuni Waxaa Adeer U Ahaa Hogaamiye. (Dhageyso)
Wararka Gudaha

Istish-haadigii Daah Furay Weerarkii Baar-Sanguuni Waxaa Adeer U Ahaa Hogaamiye. (Dhageyso)

Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa baahisay wareysi dardaaran ah oo laga duubay dagaalyahankii weerarka naf hurnimo ku qaaday saldhigga ciidamada Mareykanku tababaray ee deegaanka Baar Sanguuni duleedka magaalada Kismaayo. Cabdi Naasir Xasan Salaad oo loo yaqaan (Badbaado) wuxuu kasoo jeedaa beesha Maxamuud Hiraab waxaana adeer […]

Sarkaal Ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha DF oo Muqdisho Lagu Dilay.
Wararka Gudaha

Sarkaal Ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha DF oo Muqdisho Lagu Dilay.

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa barqanimadii maanta lagu dilay sarkaal ka tirsanaa wasaaradda Arimaha Gudaha ee DFS. Sida wararku sheegayaan, sarkaalkan ayaa waxaa lagu dilay degmada Hodan gaar ahaan agagaarka Isgoyska Al-barako, waxaana dilkiisa ka dambeeyay ciidamo hubeysan oo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab. Xubno ka tirsan Shaqaalaha Wasaaradda ayaa […]

Xukun Xadu-Sino Ah oo Ka Dhacay Shabeelaha Dhexe.
Wararka Gudaha

Xukun Xadu-Sino Ah oo Ka Dhacay Shabeelaha Dhexe.

Maxkamdda Islaamiga ah ee Wilaayada Shabeelaha Dhexe ayaa xukun Xadu-Sino ah ku riday ka dibna ku fulisay nin fal kufsi ah u geystay qof haweeney ah. Xukunka oo ka dhacay fagaare weyn oo ku yaalla degmada Gambloole ayaa waxaa lagu fuliyay Maxamuud Ibraahim Bishaar kadib markii ay soo dacweysatay Deeqo […]

6 Askari oo DF Looga Dilay Qarax Ka Dhacay Wardhiigley.
Wararka Gudaha

6 Askari oo DF Looga Dilay Qarax Ka Dhacay Wardhiigley.

Faahfaahin dheeri ah ayaa laga helayaa qarax maanta ka dhacay degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho kaasoo lala beegsaday askar ka tirsan kuwa DF. Qaraxan ayaa lala beegsaday gaari ay saarnaayeen ciidamada oo marayay Isgoyska Carwo Iidko kaasoo au ku dhinteen 6 askari, sida ay inoo xaqiijiyeen dad goog joogayaal ah. […]